James Swan: “Musuq-maasuqu wuxuu daciifiyaa horumarka iyo awoodda dowladnimo ”

WAR-SAXAAFADEED Iyadoo la xusayo Maalinta Caalamiga ah ee La-dagaallanka Musuq-maasuqa, ayaa ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya wuxuu maanta soo dhoweeyay horumarka dalku uu ka gaaray xoojinta sarreynta sharciga iyo dhisidda hay’ado daah-furan oo lala xisaabtami karo, wuxuuna hoosta ka xariiqay muhiimadda ay leedahay in lasii wado ka shaqaynta hawlahaas. “Musuq-maasuqa wuxuu caqabad weyn ku … Continue reading James Swan: “Musuq-maasuqu wuxuu daciifiyaa horumarka iyo awoodda dowladnimo ”